|
|||||
WAJAALE NEWS
Hoos U dhaca Qiimaha Shidaalka Iyo Arxan La.aanta Shirkadaha Korontada Ee Bulshada+ Moganaanta Xukuumada Somaliland?
February 12, 2015 - Written by Editor:Bal aynu Sharaxo waxa jira ee aah koronto qaaliya xitaa haduu hoos Udhacay shiddaalkii iyo dhibta ay kuhayaan alaabta shacabka utaal Guryahooda HARGEISA(Wajaalenews) Korontada ay shariikadahani siinayaan dadka oo marmar voltage badan kusoo daaya guryaha dabadeed sababa in uu dabka qarxo guriga oo uu halkaa dhimasho iyo barabax keeno ama tv gubto ama talaagad ama mobile ama kawiyad wax magdhow ah ama cawimo ah oo ay siiyaan dadka dhib ay ugaysteen na majiraan shariikadaha iibiya adeega korontadu Shariikadaha korantada iibiyaa ma sameeyaan security light dariiqyada xafadaha iyo meelaha muhiimka ah ,sidaa daraadeed tuugtaa ku baadhata shicibka lugaynaya Waxa kaloo sii dheer lacag ribo ah oo ay kaqaadaan dadka u macmiisha ah Hadaad 5kw isticmaal kaagu yahay waxay kaa rabaan 15 doller oo udhigan ta 15kw ama isticmaal ama ha isticmaalin shicibkay utaal waa nooc kamid ah ribada Lacag ay ugu yeedhaan deebaaji oo shariikadaha korantada ii biyaa kaqaadaan shacibka marka ay ugalinayaan guriga . Dhibta intaa leeg waxa iskuqaba shicibka reer somaliland yaa umaciina talow Hadaba isku soo wadad duudub xaladan waxay u bahan tahay in ay tashadaan cida dhibtanu markaste hortaalo oo ah shicibka reer somaliland waayo labatan sano ayey haysatay dhibtanu ilaa imikana way tahlilaayihiin in ay xitaa wax yar uun kahadlaan ama ay diidaanba in ay isticmaalaan korontadoodaba hadaan loogu adeegayn sida ugu haboon ee uu shacabka udana ileen iyagaa bixinaaya lacagtan Baada ah ee laga qaadayoo , Hadab waxa muhiim ah inay dowlada somaliland usamayso sharci haga shariikadaha Sida gaarka ah loo leeyahay oo ka xakameeya kutagrifalka waxa noocan oo kale ah ee dadwaynuhu awood ulahayn sidda qiimaha korontada . Etc . Oo ay dowladu ilaaliso dadka iyo dalkaba sitaxadir leh waliba waxanu hadaanu shacabkii nahay waxaanu leenahay dowladen hala socoto korukaca iyo hoos udhaca ascaarta oo ha ilaaliyaan shacabkeena wanaagsan Iyo waliba quality alaabta inoo timaada iyo expirt date kooda waa muhiim sida dawooyinka ay keenan shariikadaha iibiyaa Waa in ay is ogaadaan dadka shicibka ihi in la aantood shariikadahani shaqayn doonin . Shariikaduhuna waa in ay ilaa shadaad macmiishooda sida ugu haboon ee uu mabsuud ku noqonayo macmiilkoodu Haday sidaa yeeliwaayaan waxa shacabka lagudboon in ay aayahooga ka tashadaan oo gudiwaliba kulan joogto ah oo lasocda korukaca iyo hoos udhaca Waxyaabaha daruuriga ah lasocoo
Related posts:DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo kulan la Yeeshay Dadwayne Ka Cabanayay, Una Jawaabay Xisbiyada... Maxaad Ka Ogtahay Nuxurka Shir Ka Dhacaya Imaaraadka Todobaadkan Oo Loogu Yeedhay Maamuladda Ka Jira... Daawo: Wasiirka Hawlaha Guud Oo Kulan La Qaatay Ardayda Reer Somaliland Ee Waxka Barata Jaamacadaha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|