Hambalyo Meher Wacan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan
February 25, 2015 - Written by Wariye:

Waxa Hambalyo Meher Wacan Diraya Hooyo Saado Cali Axmad iyo caruurteeda oo kala ah:- Eng Maxamed Cabdiraxmaan Habane mustafe, Cabdiraxmaan Habane, Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Habane , Cabdiqadir Cabdiraxmaan Habane Asiya Cabdiraxmaan Habane, hooyo Sacdiya Cabdiraxmaan Habane iyo caruurteeda oo kala ah Rayaan Idiris Ismaacil ,Cabdiraxmaan Idiris, Hooyo Kaltuun Cabdiraxmaan Habane iyo caruurteeda oo kala ah Maxamed amiin Xasan Muxumed , Ayuub xasan Muxumed Hanad xasan Muxumed. Hooyo Fadxiya Cabdiraxmaan Habane iyo caruurteeda oo kala ah Khadiir Mowliid Xasan Khadra Mowliid Xasan Dhamaan Dadkaasi Oo Kala Jooga Dalka Iyo Dibadiisaba hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u dirayanaa Boqorka Axmed Abdiraxmaan Habane Iyo Boqorada Kaltuun Xaashi Carab Oo Maherkoodu Ka Dhacay Hotel Saba Ee Magaalada Hargaisa Taarikhdu Markay Ahayd 24/02/2015 Waxanay Leeyihiin Aqalgalkiina Ku Gaadha Bash Bash Iyo Barwaaqo, Aaaamin Aaamin Aaamin.

Adeero Muj: Maxamed muuse Camuud iyo Hooyo Xaali Digaal Hooyo Safiya Isaaq Iyo caruurtooda oo kala ah cabdifataax maxamed muuse ikraan maxamed muuse cumar maxamed muuse niimcaan maxamed muuse subayb maxamed muuse Amiin maxamed muuse Axmed maxamed muuse Hadiya Cawaale maxamed muuse Abdikhaaliq maxamed muuse Nimco maxamed muuse Nasriin Maxamed Muuse Raxma maxamed muuse Cbdiraxmaan maxamed muuse Dhamaan Dadkaasi Oo Kala Jooga Dalka Gudahiisa Iyo Dibadiisaba Waxay Hambalyo Meher Wacan U Diyarayaan ( Boqorka Axmed Abdiraxmaan Habane Iyo Boqorada Kaltuun Cabdi Carab ) Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Saba Ee Magaalada Hargaisa Taarikhdu Markay Ahayd 24/02/2015 Waxanay Leeyihiin Aqalgalkiina Ku Gaadha Bash Bash Iyo Barwaaqo, Aaamin Aaamin Aaamin

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS