|
|||||
WAJAALE NEWS
Hambalyo Aroos Wacan, Abwaan Xasan Daahir Ismaacil(Weedhsame)Iyo Marwadiisa Hoodo Maxamuud Axmed,
February 27, 2015 - Written by Editor:Dhamaan masuuliyiinta, madaxdhaqameedka culimo awdiinta aqoonyahanka hoosku qorani waxay hambalyo aroos Wacan udirayaan ABWAAN XASAN DAAHIR ISMAACIIL (WEEDHSAME) IYO MARWADIISA HOODO MAXAMUUD AXMED OO CAAWA AQALGALKOODU KA DHACAY MAGAALADA HARGEISA WAXAAN UGU DUCAYNAYA , Baaraka Laahu Wa Baarka Calaykum Wa Jamaca Baynakumaa Fil Khayr… — NOQDA KUWII ISKU WAARA UMAD KHAYRQABANA KALA HELA AAMIN AAMIN BOQOR Muxumed Geele Seed SHEEKH Cabdiqaadir Carab Warsame (SH,JAABIR) Axmed Taani Ducaale Cumar madar Muuse Eng Xaashi Cumar Cige Caaqil Nuux Iiman Xasan Mustafe Saleebaan Cilmi GENERAL Yuusuf Marduuf Maxamed Axmed Geele
Waxaan leenahay inaad isku dookhtihin lamane is dortayoo isku dacada aad tihiin dadkaa ka markhaatiyee noqda ul iyo diirkeed,
Related posts:DAAWO;-Hooyo Subax Walba Caruurta Waxka Barata Dugsiga 31may Ka Talaabisa Wadada Iyo Dhacdooyinka Ay... DAAWO; Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mida Dhalinyarada Degmooyinka Iyo Ari... Daawo Sawirada: Madaxweyne Siilanyo oo Caawa Xaflad U Qabtey Qurba Jooga Halkaana ka sheegay waxqaba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|