Dhamaan Masuuliyiinta Iyo Hawlwadeenada Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi Tiraanyo Leh U Dirayaa Qoyskii iyo Qarabadii u baxay Marxuum Cabdixamiid Maxamuud Gadhle. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Masuuliyiinta Iyo Hawlwadeenada Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi Tiraanyo Leh U Dirayaa Qoyskii iyo Qarabadii u baxay Marxuum Cabdixamiid Maxamuud Gadhle.
February 20, 2015 - Written by Editor:

INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN NOOLEBA WAA DHINTE

MARXUUM CABDIXAMIID GADHLE

Dhamaan Masuuliyiinta Iyo Hawlwadenada Shakabada Wararka Ee jawaalenews waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan bulshada reer somaliland gaar ahaan qoyskii iyo qaraabdii uu ka baxay Marxuum Cabdixamiid Maxamuud Gadhle oo maanta ku geeriyoday qarax ka dhacay magaalada muqdisho

Waxaan si gaara ugu diraynaa qoyska reer xaaji maxamuud gadhle

 

Waxa kale oo tacsi taa lamida udiraya marxuum cabdixamiid gadhle

Faysal cumar madar

maxamud cumar cabdi (muj namadow)

Abwaan,wariye cabdikariin muxumed cade (qaamuska)

Xamse xasan xaaji

Marwo Aamina awjaamac muumin

SAMIR IYO IIMAN SAADIQA ALEH HAKASIIYO DHAMAAN TEEN

 

COMMENTS
LINKS