DAAWO;Wefti Ka Socda Imaaraadka Carabta Oo Maalgelinaya Mashruuca Biyaha Ee Xumbo Weyne Oo Maanta Soo Gaadhay Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wefti Ka Socda Imaaraadka Carabta Oo Maalgelinaya Mashruuca Biyaha Ee Xumbo Weyne Oo Maanta Soo Gaadhay Hargeysa
February 19, 2015 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews) DAAWO: Wefti ka socda imaaraadka carabta ayaa maanta ka soodegay madaarka Cigaal ee magaaladda hargeysa,weftigan oo maalgelinaya mashruuca biyo balaadhinta ee Xumbo weyne ee bariga hargeysa ayaa waxa madaarka ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland

http://youtu.be/zBTX_FM7iL8

 

COMMENTS
LINKS