Hargeysa(W.N): XUKUUMADA SOMALILAND AYAA DIB U RARTAY OO FARAHA KA QAADAY MARKABKII HUBKU SAARNAA EE AY SHALAY DAJISAY HALKAN HOOSE KA DAAWO WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALILAND MAXAMED BIIXI YOONIS OO ARINTAA KA HADLAY MAANTA ;