DAAWO;Maamulka iyo Culimada Magaaladda Tog-wajaale Oo Sheegay Inay Soo Gabagabeeyeen Hawgal ay Lafaha kaga Sarayeen Xabaalo Wado Dul Martay . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Maamulka iyo Culimada Magaaladda Tog-wajaale Oo Sheegay Inay Soo Gabagabeeyeen Hawgal ay Lafaha kaga Sarayeen Xabaalo Wado Dul Martay .
February 11, 2015 - Written by Editor:

Xabaalo Ay Dulmartay Wado Isku Xidhaysa Magaaladda Wajaale Iyo Itoobiya Oo La Baneeyay

Togwajaale(Wajaalenews) Culimada ku dhaqan magaaladda Tog-wajaale ayaa sheegay inay soo gabagabeeyeen hawgal ay lafaha kaga saarayeen xabaalo wado dul martay oo la baneeyay,wadadan oo isku xidhaysa Itoobiya iyo wajaale ayaa culimadu ay sheegeen in ay xabaalo ahaayeen,isla markaana ay gabi ahaanba ka gureen lafahii ku aasnaa

http://youtu.be/Sk3m-ZaEkQg

COMMENTS
LINKS