DAAWO;Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Si Adag Uga Hadlay Dhex dhexaadnimada Turkiga
February 15, 2015 - Written by Editor:
HARGEISA(Wajaalenews) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta ka hadlay eedaymo ay Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land u soo Jeediyeen Somaliland halka uu dhinaca kalena Sheegay in dawlada Turkigu aanay Waxba u ogolayn Somaliland.