DAAWO;Agaasimaha guud Ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Oo Ka Warbixiyay Sidii ay ku Soo Bilaabantay Isgaadhsiinta S/Land | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Agaasimaha guud Ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Oo Ka Warbixiyay Sidii ay ku Soo Bilaabantay Isgaadhsiinta S/Land
February 6, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Agaasimaha guud ee Wasaaradda Boosaha iyo isgaadhsiinta JSL Md Faysal Cali Sheekh ayaa ka warbixiyey marxaladihii ay soo martay isgaadhsiinta Somaliland, halka ay xilligan marayso iyo qorshayaasha mustaqbalka

COMMENTS
LINKS