DAAWO ;Wasiirka Caafimaadka Dr Xaglo Toosiye Oo Mamnuucay Fariimaha Caafimaad Ee Aan Soo Marin Wasaaradda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Wasiirka Caafimaadka Dr Xaglo Toosiye Oo Mamnuucay Fariimaha Caafimaad Ee Aan Soo Marin Wasaaradda.
February 4, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee JSL Dr saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye ayaa maanta wareegto easmi ah ku mamnuucay sii daynta xayaysiisyada iyo fariimaha caafimaad ee aan soo marin xafiiska Warfaafinta ee wasaaradda caafimaadka.

Dhanka kalena Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka Dr Cismaan Xuseen warsame ayaa shaaciyey in guud ahaan  uu dalka ka bilaabanayo talaalka dabaysha caruurta da’doodu ka yar tahay shanta sanadood.

 

 

COMMENTS
LINKS