|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Wasiirka Caafimaadka Dr Xaglo Toosiye Oo Mamnuucay Fariimaha Caafimaad Ee Aan Soo Marin Wasaaradda.
February 4, 2015 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee JSL Dr saleebaan Ciise Axmed Xaglo-Toosiye ayaa maanta wareegto easmi ah ku mamnuucay sii daynta xayaysiisyada iyo fariimaha caafimaad ee aan soo marin xafiiska Warfaafinta ee wasaaradda caafimaadka. Dhanka kalena Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka Dr Cismaan Xuseen warsame ayaa shaaciyey in guud ahaan uu dalka ka bilaabanayo talaalka dabaysha caruurta da’doodu ka yar tahay shanta sanadood.
Related posts:Professor Carbeed Oo Sheegay In Aan Loo Taag Helayn Qalalaasaha Ka Dhasha Midow Dambe Oo Dhexmara So... Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Iyo Xubno Wasiiro Ah Oo Uu Hogaaminayo Oo Safar Ku Tagay Berbera Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Dhamaan GoLe Hoosaadyada Golaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|