|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo : Rageh Omar oo Muqdisho Barnaamij ka diyaariyey,Markii ugu horeysayna booqday Guriguu Caruurnimadiisii ku soo barbaarey
February 3, 2015 - Written by Editor:Daawo : Rageh Omar oo Muqdisho Barnaamij ka diyaariyey,Markii ugu horeysayna booqday Guriguu Caruurnimadiisii ku soo barbaarey Muqdisho(W.N) :Rageh Omaar ayaa mudo dheer kadib Markii ugu horaysay dib ugu laabtay gurigii uu kusoo barbaaray oo ku yaal magaalaga muqdisho. Wariyaha oo Booqasho ku tagay Rugaha ganacsiga ee magaalada ayaa ugu danbeyntii waraysi layeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in Somaaliya ay Markeedii ugu horeysay Mudo laga joogo 25 sano ay cagta Saartay wadadii Nabada iyo Horumarka.: Related posts:“Wax Kasta Oo Lid Ku Ah Doorashooyinka Ha Laga Heshiiyo, Ciddii Cabasho Qabtana Hala Qanciyo”Xil qab... Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Canbaareeyay Xadhiga Masuuliyiinta Xisbiga Wadani,Kana Hadlay Kulan... Wada Hadaladii U Dhaxeeyay Somaliland iyo Somalia Oo Mar Kale Maanta Dib Uga Furmay Dalka Turkiga COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|