Hargeysa(W.N):Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta ka qayb galay Dabaal Dega Xuska 21 Guurada Aasaaska Ciidanka Qaranka oo lagu qabtay Kuliyada Saraakiisha ee Dararweyne . HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAASI OO FAAHFAAHSAN: