HARGEISA(Wajaalenews) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiskiisa ku qabilay wakiilka haya’da UNFPAee Somaliland iyo Somalia oo dhawaan xafiiska la wareegay fadhigiisuna yahay magaalada Nayroobi