Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Hargeysa Lagu Soo Dhoweeyey‏ | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Hargeysa Lagu Soo Dhoweeyey‏
February 26, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, oo maalmahanba ku sugnaa magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera ayaa maanta ku soo laabtay magaalo madaxda Somaliland ee hargeysa oo si weyn loogu soo dhaweeyey madaxweynaha iyadoo dadweynuhu cal;anka Somaliland iyo caleemo qoyan la tubnaayeen jidadka caasimada ilaa inta uuMadaxweynuhu ka gaadhayey qasriga madaxtooyada

COMMENTS
LINKS