DAAWO; laamaha Nabadgalya Gobolka Maroodi Jeex Oo Go aamo Adag ka soo Saaray Arimaha Dhalinyarada Kooxo Kooxaha ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; laamaha Nabadgalya Gobolka Maroodi Jeex Oo Go aamo Adag ka soo Saaray Arimaha Dhalinyarada Kooxo Kooxaha ah
February 1, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Cuqaasha Gobolka Maroodi Jeex ayaa Shir ay Maanta isugu Yimaadeen isla markaana ay Goob Joog ka ahaayeen Madaxda Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Taliska Ciidanka Booliska ayaa Meel adag iska taagay Hab dhaqan fool xun oo ay caadaysteen in ka mid ah dhallinyarada caasimada oo Kooxo Kooxo isu raaca isla markaana sameeya falal ka dhan ah Nabadgalyada.

COMMENTS
LINKS