DAAWO; Khilaafkii Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Lasoo Afjaray iyo Qodobo Laga Soo Saaray, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Khilaafkii Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Lasoo Afjaray iyo Qodobo Laga Soo Saaray,
February 20, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) DAAWO; Khilaafkii Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Oo Lasoo Afjaray iyo Qodobo Laga Soo Saaray,khilaafkan ayaa mudo soo jiitamay kadib markii garabkii uu hogaaminayay cabdicsiis oo lagaga adkaaday doorshadii dalada sonyo uu aqbali wayay natijadii kaasi oo keentay in uu mudo ahaado dibad wareeg gudiyo is xilqaamay kadib ayaa manta ku qacay in uu aqbalo natiijada hore

http://youtu.be/7dK8xKo_9RA

 

COMMENTS
LINKS