|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO : Fanaanada Caanka ah ee Yurub Geenyo oo Ku Fashilantay Fagaarihii Jabuuti Iyo Codkeedii Halaasiga ahaa Oo La waayay(waa maxay sababtu??)
February 8, 2015 - Written by Editor:
Hase ahaatee waxay ku fashilmeen music gii tooska loo tumaayey halkii ay Hore ugu heesi jireen play back waxa layidhaa oo ah CD hore loo duubay oo ay afka uun dhaqdhaqaajiyaan. Fanaanada Yurub Maxamed Cabdi (yurub geenyo) ayaa iyana ku Fashilantay heestii INTAAN USHUB DHIIG LAHAA waxaana layaab ku noqotey umadii Somalida Labada Cod oo kii hore ahaa mid aaney kooxdu hibo ulaheyn oo Mala awaal ah ama waxa loogu yeedho ROBOT oo samays ah Related posts:Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Uu Hogaaminayo Maayarka Magaalada Turku... DAAWO;-Caaqil Cabdicasiis Caaqil Bakeyr Caaqil Wayrax Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Magaalada Hargay... Sheekh Aadansiiro Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Shacabka Uleedahay Hirgalinta Jaamacada Quraanka Oo Laga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|