DAAWO: Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Tog-Wajaale Oo walaac ka muujiyay maamul xumo degmada biyo dhigtay + xukuumadda Siilaanyo-na ugu baaqay in wax laga weydiiyo talada degaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Tog-Wajaale Oo walaac ka muujiyay maamul xumo degmada biyo dhigtay + xukuumadda Siilaanyo-na ugu baaqay in wax laga weydiiyo talada degaanka
February 4, 2015 - Written by Editor:

Tog-Wajaale(W.N):“Wajaale maanta nidaamkan (Globalization) adduunka ka jiraa waa mid la wada yaqaano,sidaa daraadeed in talo qaloocan lagu maamulaa maaha wax munaasib ah,ninka maanta maamulka saaran aanu ognahay kaalinta uu kaga jiro oo waxbarashadii uu masuulka ka ahaa ay ku dul baaba’day oo macalimiintii uu masuulka ka ahaa ay xaqoodii ka la’yihiin”mid ka mid ah waxgaradka demada Tog-wajaale:

COMMENTS
LINKS