DAAWO: Barnaamijka HIIRAAL Ee Arrimaha Bulshada Oo Lagu Soo Qaatay Dugsiga 26-Ka June Ee Magaaladda Hargeysa iyo mucjisada Habla dhagala oo Si toosa Waxbarashada Ula Qaata Ardayda Kale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Barnaamijka HIIRAAL Ee Arrimaha Bulshada Oo Lagu Soo Qaatay Dugsiga 26-Ka June Ee Magaaladda Hargeysa iyo mucjisada Habla dhagala oo Si toosa Waxbarashada Ula Qaata Ardayda Kale
February 5, 2015 - Written by Editor:

DAAWO: Barnaamijka HIIRAAL Ee Arrimaha Bulshada Oo Lagu Soo Qaatay Dugsiga 26-Ka June Ee Magaaladda Hargeysa iyo mucjisada Habla dhagala oo Si toosa Waxbarashada Ula Qaata Ardayda

Wariye A.A Ciidle oo isku soo duba riday barnaamijkan Hiiraal oo toddobaadkii hal mar ka soo gala HCTV ayaa waxa lagu lafaguraa arrimaha bulshada noocyadeeda kala duwan,barnaamijkan caawa waxa uu wariye A.A Ciidle ku soo qaatay dugsiga sare ee 26-ka June ee magaaladda Hargeysa oo uu booqasho ku tagay una kuur galay hawlaha waxbarasho iyo ardayda dugsigaas oo uu la dhex qaaday Microfoonka ee Daawasho wacan

http://youtu.be/wy0aW8zEvUo

COMMENTS
LINKS