|
|||||
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Abiib Axmed Xirsi 0o Si Baalaadhan loogu soo Dhaweeyay Magaalada bristol;DAAWO SAWIRO
February 3, 2015 - Written by Editor:BRISTOL(Wajaalenews) Jaaliyadda reer somaliland ee ku Dhaqan cariga ingiriiska gaar ahaan magalada bristol ayaa Sibaalaadhan u soo dhaweeyay Agaasimaha Haayada CCBRS Aqoonyahan Abiib Axmed Xirsi oo safar ku tagay dalka ingiriis Agaasime Abiib Ayaa waxaa halkaa kusoo dhaweeyay jaaliyada reer bristol oo uu horkacayo Cabdi Cismaan Hirsi (cabdi dhoore, isagoo halkaa ka jeediyay hadalo soo dhawayna Waxa kale oo halkaa ka hadlay xubno kale oo jaaliyada kamida Ugu danbayn waxaa kalmad Mahadnaqa halkaa ka jeediyay Aqoonyahan abiib axmed xirsi oo “Waxaan aad iyo aad ugu mahadnaqayaa dhamaan bulshada reer bristol ee sida diiran isoo dhaweeyay runtiina farxad ayay ii tahay Agaasimaha hayada CCBRS ayaa mudo ku maqnaandoona dalka ingiriiska isagoo halkaa kusoo diyaarinaya shahaadada masterta oo uu mudo ku jiray Related posts:Daawo: Eng” Faysal Cali Warabe Oo Ka Hadlay Qodabadii Ka Soo Baxay Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatum... Maareeye Ku Xigeenka Dekeda Berbera Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Gudoomiyaha Xisbiga Waddani U Soo Jeediya... Madaxdhaqameedka Beelaha Dir Oo Soo Gaadhay Boorama, Bogaadiyayna Nabadaynta Beelaha Wada Dega Gobol... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|