|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Oo Xidhay Wariye Ka Tirsan Wargeyska Xayiran Ee HAATUF
January 12, 2015 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews) – Ciidamada booliska ee Magaalada Hargeysa ayaa goor dhawayd xidhay Wariye Naasir Aaden (Naasir Nawaa) oo ka mid ah Suxufiyiinta Wargeyska xayiran ee HAATUF. Wariyaha oo aan xilligan wax shaqo ah haynin, maadaama oo uu wargeyskii uu ka hawl-galayey uu xayiran yahay, ayaa ciidamada boolisku ka qabteen isaga oo ku sugan Xaafadda Xero-awr ee Magaalada Hargeysa, waxaana lagu xidhay saldhigga degmada Ibraahim Kood-buur.
Ilaa hadda lama oga ujeeddada xadhiggiisa iyo cidda bixisay amarka lagu qabtey, maadaama oo wax shaqo saxaafadeed ah aanu xilligan qabanin Related posts:Wasiirka Maaliyada Iyo Gudoomiyaha Baanka Oo Ku Fashilmay Xakamaynta Hoos U Dhaca Qiimaha Shiling S/... DAAWO;-Sh, Maxamed Ismaaciil Oo Ka Digay Geed Cilaajyada Qaar Dadka SiiyaanOo halis ku Ah Naftooda War Deg Deg Ah: Ciidamada Milateriga Itoobiya oo Hada Qabtay Madaxweynihii Hore DDSI Cabdi Maxamuud ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|