Daawo:Xog-hayihii Caasimada Dalka Sweden oo Maanta Gabiley Booqdey iyo Maayar SHucayb oo Si Balaadhan u Soo dhaweeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Xog-hayihii Caasimada Dalka Sweden oo Maanta Gabiley Booqdey iyo Maayar SHucayb oo Si Balaadhan u Soo dhaweeyay
January 14, 2015 - Written by Editor:

XOGHAYAHA SWEDEN
Gabiley(W.N): WEFDI balaadhan oo uu hogaaminayo xoghayihii caasimada dalka sweden lars rood ayaa maanta booqasho ku tegay gobolka gabiley halkaasi oo maayarka magaalada gabiley si balaadhan ugu soo dhaweeyay, waxaana xoghayaha socdaalkiisan ku wehelinayay maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan soltelko iyo xubno sarsare oo ka socday dalka sweden
warkaasi oo faahfaahsan halkan hoose ka daawo:

COMMENTS
LINKS