|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Somaliland Oo Ka Hadlay Warar Sheegayay Inuu Ka Mid Noqon Doono Golaha Wasiiradda Soomaaliya.
January 8, 2015 - Written by Editor:
wasiirka ganacsiga”Warka qaar ka mid ah mareegaha wararku qoreen ee sheegaya in shirkii Somaliland iyo Somaliya ee Jabuuti ka dhacay lagu soo qaaday sidii aan anigu ugu mid noqon lahaa dawladda Federaalka ee Somaliya, waxaan caddaynayaa inuu yahay warkaasi mid aan run ahayn oo la been abuuray. Waxaan shacabka Somaliland iyo taageerayaashaydaba u sheegayaa in ay sidaa ula socdaan” ayuu Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar ku yidhi Qoraal uu arrintan ku beeniyay isagoo London kusugan Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|