Waddadii Ceerigaabo oo Wejigii u Horreeyey la Saaray 30km oo Daamur ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waddadii Ceerigaabo oo Wejigii u Horreeyey la Saaray 30km oo Daamur ah
January 7, 2015 - Written by Editor:

Burco, (Wajaalenews) Somaliland – Mashrucii dhismaha wadada Ceerigabo oo madaxweyne Axmed Siilaanyo uu dhagax dhigey sanadki 2013, ayaa waddada isku xidhaa gobollada togdheer iyo sanaag ee ka leexata tuulada in a af-madoobe (Magaalo-yar) oo ay qiyaasteedu dhan tahay 290km, ayaa si rasmi ah loo bilaabay 30-kii kilo-miiter ee ugu horreeyey oo Daamur ah.

IMG_0941

Waddada uu leexata dhinaca tuulada Ina Af-madoobe oo injiineerada dhismaha wadoyinka ay uu qorshaheen inn laa dhiso ilaa iyo Ceerigaabo oo masafa ahaan 30km dhismaheeda laa diyaariyey, waxana manta laa tijaabiyee 10 kilo-miterki ugu horreeyey oo laa saaray daamurkii.

Sidoo kale, waxa Iyana wadada laga soo bilaabay dhinaca Ceerigaabo oo dhismo ahaan ayaa la diyaariyey qiyasteedu gaadhayso ilaa 15km oo la qorshayey in la dhammeystiro 10km iyadu oo laga dhigayo wadadaasi wada daamur. Waxa kalo Iyana halkaas damuurka laa dhigeyo magaloyinka uu dhexaysa Ceel-afweyn iyo Gar-adag oo min 5km ah.

Hay’adda Waddooyinka Qaranka ee uu Guddoomiye u yahay wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan oo mashrucaa dhismaha wadada Cerigaabo ay hoos tagto, ayaa laa sheegay inn ay dhamays tirii donan 30-kii kilo-miter iyadu laa saari doono daamur oo tijaabo ah.

 

COMMENTS
LINKS