TACSI TIIRAANYO LEH INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TACSI TIIRAANYO LEH INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
January 13, 2015 - Written by Editor:

Cabdiqaadir Cabdillaahi Caydiid, Faysal Faarax Miigane, Khadar Xasan Ismaaciil, Cabdalle Siciid Cabdi, Cabdillaahi Xasan Caalin, Xuseen Maxamuud Maygaag, Khadar Sh Cabdillaahi Sh Cali-Jawhar, Maxamuud Saleebaan Sh Maxamed, Cabdiwahaab Xaamud Ducaalle, Sacad Maxamuud Jibriil, Cabdixakiim Xaaji Xasan Siciid, Muj Saleebaan Ibraahim Yuusuf, Mustafe Saleebaan Cilmi, Suhayl Maxamed Madar, Maxamed Ruush Maxamed, Muumin Daahir Kaahin, Yuusuf Jaamac Xirsi, Eng. Maxamed Cabdi Habane, Axmed Caydiid Sh Cabdillaahi, Mukhtaar Xasan Abiib, Mustafe Faarax Miigane, Dr. Axmed Maxamed Sh Yoonis, Naasir Maxamuud Cabdillaahi, Cabdiqaadir Maxamed Aareye.

Dhammaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib) oo ay ka tacsiyadaynayaan geeridii ku timi Aabihii Marxuum Axmed Aw Cabdi Xasan oo 14/01/2015 lagu aasay magaaladda Gabiley ee Gobolka Gabiley, waxaanay leeyihiin Samir iyo Iimaan saadiq ah ha ka siiyo, Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo ummadda Somalilandba, Marxuumkana waxay Illaahay uga baryayaan inuu Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo..Aamiin..Aamin…Aamiin

COMMENTS
LINKS