|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Bulshada Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Marxuum Maxamed Sh Cabdilaahi Loodoon Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa
January 25, 2015 - Written by Editor:Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo kamida Salaadiyiinta somaliland ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray guud Ahaan shacabka reer somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii oo ka baxay Marxuum Maxamed Sh Cabdilaahi Lodoon Oo ka mid Ahaa odoyada somaliland gaar ahaan gobolka gabiley waxaan marxuumka ilaahay uga baryayaa in ILAAHAY janadii geeyo umada somaliland iyo qoyskiisa qaraadiisana samir iyo iimaan kasiiyo AAmin AAmin Marxuum maxamed sh cabdilaahi loodoon ayaa saaka ku geeriyooday magaalada hargaysa oo maanta galinkii danbana lagu aasay xabaalaha xeedho
Related posts:DAAWO;-Warbixin Xiiso Leh Oo Laga Diyaariyay Banka Wajaale Iyo Dadka Ugu Dalxiisaan Xiliyada Ay Raxm... DAAWO;-Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay 200Qoys Magaalada Harg... Maamulka Gobolka Togdheer Oo Digniin Culus Udiray Odayaal Katirsan Beelihii Udirirtu Ku Dhexmartay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|