|
|||||
WAJAALE NEWS
SHirkada Facebook OO Aqbashay Dalab Uga Yimid Dawlada Turkiga OO Ku Qasabtay In la Xidho Page lagu Aflagaadeeyay Nebi Muxamed(c.s.w):
January 27, 2015 - Written by Editor:BBC-da ayaa ogaatay in shirkadda Facebook ay ogolaatay go’aan ay maxkamad ku taalla dalka Turkiga ku dalbaday in shaqada laga joojiyo bog Facebook ah oo nabi Maxamed SCW u gefay. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|