R- Wajaale:- Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Xiisaha Badan Ee Cawayska Wajaale.
January 18, 2015 - Written by Wariye:
Hargaisa(Wajaalenews):- Waa markale iyo baraamujkii xiisaha badanaa ee cawayska wajaale oo todobaadkiiba mar aydin ka dhagaysataan bogeena internetka ee wajaalenews.net.
todobaadkana waxaydin ku maqlidoontaan xubno aad u xiiso badan oo idin raali galindoon.
hadaba barnaamijka oo dhamaystiran halkan ka dhagayso.