Gudomiyaha Jamacada Alpha Abdirahman Mohamed Maal Waxa Uu Tacsi Udirayaa Qoyskii Qarabadii Uu ka baxay MARXUUM MAXAMED SH ABDILAAHI LODOON, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudomiyaha Jamacada Alpha Abdirahman Mohamed Maal Waxa Uu Tacsi Udirayaa Qoyskii Qarabadii Uu ka baxay MARXUUM MAXAMED SH ABDILAAHI LODOON,
January 25, 2015 - Written by Editor:

INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN,,

Gudomiyaha Jamacada Alpha Abdirahman Mohamed Maal Waxa Uu Tacsi Udirayaa Qoyskii Qarabadii Uu ka baxay MARXUUM MAXAMED SH ABDILAAHI LODOON, oo Maanta  ku geriyooday magalada hargeisa, Marxuum Maxamed Sh Abdilaahi Oo Kamid ahaa oday dhaqameed caan ka ah somaliland gaar ahaan Gobolka gabiley iyo Hargeisa, Marxuum maxamed waxa uu qayb libaax ka soo qaatay dib u xorayntii iyo nabadaynta somaliland, ilahay waxu ka rajaynayaa inuu janadii fardawsa ka warabiyo, ehelkii asxaabtii iyo qaranka somalilandba samir iyo iiman ka siiyo

Aamin Aamin,

TACSI

 

COMMENTS
LINKS