Dhaqaalaha Somaliland Oo La Saadaaliyay In Sannadka 2015 Uu Kor u 4%. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhaqaalaha Somaliland Oo La Saadaaliyay In Sannadka 2015 Uu Kor u 4%.
January 25, 2015 - Written by Editor:

Dhaqaalaha Somaliland Oo La Saadaaliyay In Sannadka 2015 Uu Kor u 4%.

HARGEISA(Wajaalenews) Sida ay saadaalisay Jariidada Economist ee ka soo baxda dalka Ingiriiska ayaa saadaalisay in sannadka 2015 uu dhaqaaluhu kor u kici doono 4%-kiiba.

sidaana waxay jariidadu ku sheegtay saadaasha dhaqaalaha adduunka ee ay samayso sannad walba. waxaanay iyada oo arrintaasi ka hadlaysa tidhi “Waxa kale oo dhaqaalahoodu kordhayaa sannadka 2015=ka qaybo ka mid ah SOmalia, gaar ahaana Somaliland amaba Puntland”.

hase yeeshee waxay saadaashu ka dayrisay dhaqaalaha galbeedka Afrika iyo Qaaradaha Ameerika.

haddaba khariidada saadaasha dhaqaaaha adduunka ee Jariidada Economist wuxuu ahaa sidan.

khariirada afrika 1

Papua New Guinea is predicted to be the zippiest economy of all, …. Dropping oil prices and political instability in the north aren’t going … Otherwise, parts of Somalia may be improving, like Somaliland or Punt (or Puntland)?

 

COMMENTS
LINKS