Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Sh Cabdilaahi Loodoon Oo Geeriyooday Magaalada Hargaysa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Sh Cabdilaahi Loodoon Oo Geeriyooday Magaalada Hargaysa,
January 25, 2015 - Written by Editor:

INAALILAAHI WA.INAA ILAYHI RAAJUCUUN Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Sh Cabdilaahi Loodoon Oo Geeriyooday Magaalada Hargaysa,

Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu ka baxay Marxuum maxamed sh cabdilaahi loodoon oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa laguna aasay Galinkii Danbe Ee Maanta.

Wasiirkii hore ee wasaarada ganacsiga Abiib Xasan Filfil

Genankii hore ee ciidanka qaranka Gen Maxamed Xasan Cabdilaahi (jidhif

Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe

Xildhibaan Xasan Cawaale caynaan

Xildhibaan Bashiir Sh Xuseen Tukaale

Xildhibaan Cabdilaahi Xuseen (Cabdilaahi black)

 

Dr Maxamed Awdaahir

Axmed Muxumed Cumar(Axmed Talyaani)

Maxamuud muuse meecaad

Axmed Daahir Qowdhan UD

Gen Faysal kaamil ciise

Daahir Xaaji Muuse

Nuur Muxumed (Nuuryare)

 

 

Dhamaan masuuliyintan ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan umada reer somaliand gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku waxayna ILAAHAY U BARYEEN IN UU GEEYO JANATU FARDOWSA SAMIR IYO IIMAAN SAADIQANA KASIIYO QAYSKIISA AAMIN AAMIN

 

 

COMMENTS
LINKS