|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Soomaaliya kama mid nihin, maamulkii hawada soomaaliya ha naloo keeno, Somaliland iskuma helayso”
January 7, 2015 - Written by Editor:Madaxweyne-xigeen Puntland oo dhowaan imanaya Buuhoodle Garowe, (Wajaalenews) Madaxweyne-xigeenka maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland, Cabdixakiin Cabdillahi Cumar (Camay) ayaa sheegay inay beesha caalamka ka codsadeen sidii ay qeyb uga noqon lahaayeen wada xaajoodyada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, jawaabteedana sugayaan, isla markaana usbuuca soo socda uu boqasho ku tegi doono Buuhoodle.
Related posts:Nuxurka Maqaal Uu Qoray Madaxweyne Biixi Oo Uu Daabacay Wargeyska Kasoo Baxa Dalka Maraykanka Ee N... Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo sheegay in xukuumaddu Bixinayso 80% Dhaqalaha iyo Dawooyinka Cis... DAAWO;-Al Xaaji Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Hadlay Sida Boqortooyada Sucuudigu Udanaynayso Somaliland... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|