DAAWO;Wasiirka Gaashaandhiga oo Jawaab ka Bixiyay Hadal ka Soo Yeedhay Maamulka Punt land | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiirka Gaashaandhiga oo Jawaab ka Bixiyay Hadal ka Soo Yeedhay Maamulka Punt land
January 31, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga ee JSL ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalo maalintii shalay ka soo yeedhay maamul goboleedka Puntland ee Somaliya, kaasoo ay kaga hadleen markabka hubka ah ee ay Dawlada Somaliland ku qabatay Dekedda Berbera.

 

COMMENTS
LINKS