HARGEISA(Wajaalenews);Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Miyiga Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Wasaaradiisa ayaa Maanta ka hadlay Xeerka Duur joogta ee Golaha Wakiiladu ansixiyay