DAAWO;Qaddiyadda Somaliland oo Markii U horaysay Loo Sharaxay Baarlamanka Yurub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Qaddiyadda Somaliland oo Markii U horaysay Loo Sharaxay Baarlamanka Yurub
January 20, 2015 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews)Qaddiyada ay Jamhuuriyadda Somaliland ku doonayso aqoonsi buuxa oo ay beesha caalamka ka hesho ayaa xiligan noqotay mid heer caalami ah iyadoo maanta Baarlamaanka Yurub la horgeeyey Qaddiyada Madaxbanaanida Somaliland, ka dib markii ay halkaa gaadheen wefti balaadhan oo ka tirsan Dawladda, Aqoonyahanada iyo Ganacsatada waaweyn ee Dalkan JSL, kuwaasoo kulankii Baarlamanka Yurub laga siiyey fursado hadal oo ay ku sharraxaan sidii ay Ku timid dib ula soo noqshada Madaxbanaanida JSL , marxaladihii loo soo maray iyo weliba waxyaabihii kaliffay inay shacabweynaha Somaliland oo midaysani talaabadaas qaadaan.

QADIYADA SOMALILAND

COMMENTS
LINKS