DAAWO;Madaxweyne Siilaanyo Oo Cajalad Laga Soo Duubay Kaga hadlay Doorashada iyo Musharaxnimadiisa.+Xaaladiisa Caafimaad | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxweyne Siilaanyo Oo Cajalad Laga Soo Duubay Kaga hadlay Doorashada iyo Musharaxnimadiisa.+Xaaladiisa Caafimaad
January 25, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta wareysi uu bixyey waxa uu kaga hadlay arimo ay ka mid yihiin natiijada socdaalkiisii Gobolada iyo Degmooyinka Dalka, Doorashooyinka iyo qabsoomidooda xiligii loo qoondeeyey  iyo Musharaxnimadiisa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye.

http://youtu.be/AYQr-SrzFXY

COMMENTS
LINKS