DAAWO;Gudida Wadada Ceerigaabo Oo Maanta Soo Bandhigay Qadar Lacag ah Oo ka Soo Gaadhay Wadamada Maraykanka iyo Ingiriiska. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Gudida Wadada Ceerigaabo Oo Maanta Soo Bandhigay Qadar Lacag ah Oo ka Soo Gaadhay Wadamada Maraykanka iyo Ingiriiska.
January 5, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Waxaana Halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada ahna gudoomiyaha gudida wadada Ceerigaabo mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo faahfaahin ka bixiyey xadiga lacagta iyo cidii soo dirtayba, isaga oo wasiirku sharxay qaab dhismeedka 20 ilaa 30ka Sanno ee soo socda ay wadooyinka dalkoodhan isku xidhidoona, kaasi oo lagu muujiyey Mapka somaliland sida sawirada idinka muuqan doonta.

waxa kale oo halkaasi ka hadlay Xubnaha gudida wadada iyo safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Maraykanka AMB. Rashiid Gaaruf oo isagu soo gaadhsiiyey gudida qadar lacag ah oo uu ka soo qaaday jaaliyada Dalka maraykanka.

COMMENTS
LINKS