|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;GENERAL Maxamed Xasan (Jidhif) Oo Markii U Horaysay Ka Hadlay Hubka Lagu Qabtay Dekeda Berbara, Xidhiidhka Xukuumadda Siilaanyo Iyo Gabiley+Xaalada Gobolka Awdal.
January 29, 2015 - Written by Editor:“Haddii markabka hubku saaran yahay aanu Maanafees wadan,ama aan lala soo hadal dekkeda,maadaama cid sheeganaysa ilaa hadda aanay jirin…waxay aniga ila tahay in ciidanka qaranka Somaliland lagu wareejiyo” Taliyihii hore ee ciidanka qaranka Somaliland HARGEISA(Wajaalenews) Taliyihii hore ee ciidanka qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) oo Maanta wariye Aadan Cabdi Ciidle wareysi kula yeeshay magaaladda Hargeysa ka hadlay ammuuro ay ka mid yihiin markabka hubka siday ee dekeda Berbera lagu hayo iyo khatarta uu ku yeelan karo Somaliland,suldaanka reer Awdal Ee buuraha ku jira iyo xidhiidhka gobolka Gabiley iyo xukuumadda ee haatan http://youtu.be/HrxuKpVBLmg Related posts:Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Xarunta Danbi Baadhista Ku Booqday Suxufiyiin Ku Xidhay, Kana Hadlay Xaa... “Inta Cabdimaalik Kasoo Horjeeda Waxaan Rabaa In Ay Iswaydiiso, Cabdimaalik Muxuu Rabaa”Sh. Maxamed ... War Deg Deg ah ;Shil Gaadhi Oo Ka Caawa Dhacay Galbeedka Magaalada Kalabaydh Iyo Khasaaraha Dhimash... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|