DAAWO;Aadan Cabdi Ciidle Oo Sheegay In Ururkii SOLJA La Hoos Geeyay Wasaaradda Warfaafinta,Baaqna U Diray Beesha Caalamka Ee Taageerta Madax-bannaanida Saxaafadda Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Aadan Cabdi Ciidle Oo Sheegay In Ururkii SOLJA La Hoos Geeyay Wasaaradda Warfaafinta,Baaqna U Diray Beesha Caalamka Ee Taageerta Madax-bannaanida Saxaafadda Somaliland
January 5, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Wariye Aadan Cabdi Ciidle ayaa sidoo kale xaaraan ku tilmaamay shir ay garabka af-duubay ururku ku baaqeen kaas oo la sheegay in xilalka cusub lagula kala wareegayo,wariye Aadan Cabdi Ciidle ayaa sheegay in shirweyne loo wada dhan yahay ay ku balan sanaayeen garabkii iyagu hore u qabtay shirweynaha ee ay isku doorteen,balse sida uu sheegay dhankii kale aanay u iman sidaadaraadeedna uu wariye Aadan Cabdi Ciidle oo kamid ahaa xubnihii guddida qaban-qaabada shirweynaha 5-aad ee ururka SOLJA gabi ahaanba meesha ka saaray jiritaanka ururka SOLJA.

 

 

COMMENTS
LINKS