DAAWO; Xisbiyada Qaranka iyo Gudiga Doorashooyinka oo Kulmay Markii U Horaysay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xisbiyada Qaranka iyo Gudiga Doorashooyinka oo Kulmay Markii U Horaysay
January 7, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Gudiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland ee dhowaan la doortay ayaa markoodii ugu horraysay kulan la qaatay axsaabta siyaasadda si looga wada hadlo dejinta qorshaha diyaargarowga Doorashooyinka oo ah habka lagu wada soconayo mudada ka hadhay doorashada.

COMMENTS
LINKS