DAAWO: Wershadda Laydhka Ee Hargaysa oo ganacsato Lagu wareejiyey.‏ | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Wershadda Laydhka Ee Hargaysa oo ganacsato Lagu wareejiyey.‏
January 10, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka qayb galay munaasabad wershadda korontada ee hargaysa loogu wareejinayey shirkado ganacsi oo gaar loo leeyahay, talaabadan oo la aaminsan yahay inay suurogal ka dhigayso sii socodka hawsha wershadaasi iyo fududaynta adeegsii laydh tiriiga ee ay bulshada siin jirtay.

COMMENTS
LINKS