|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Wasiirku Xigeenkii Hore Amniga Cabdilaahi Abokor Ka Hadlay Sababihii Loo Xidhay Iyo Weerarkii Lagu Qaaday Gurigiisa.
January 12, 2015 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews )Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Wasaaradda Arrimaha guddaha Somaliland Cabdilaahi Abokor Aw-Cismaan ayaa ka waramay sababihii keenay inay Xukuumaddu Xabsiga u taxaabto iyo Weerarkii habeenkaasi lagu qaaday Gurigiisa. http://youtu.be/zcE9fjzDbR8
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|