DAAWO; Wasiir Xaglo-Toosiye oo Lagu Soo Dhoweeyey Caasimadda, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiir Xaglo-Toosiye oo Lagu Soo Dhoweeyey Caasimadda,
January 22, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye ayaa maanta lagu soo dhoweeyey caasimadda Somaliland ee Hargaysa ka dib markii uu dhowaan ka qayb galay caleemo saarkii garaadka Guud ee Buuhoodle, sidoo kalena deegaano ka tirsan degmadaasi ku soo dhoweeyey Madaxweynaha JSL.

COMMENTS
LINKS