DAAWO ‘S/Land & Hay’adda cuntada adduunka ee WFP oo Heshiis Taariikhi ah Wada Galay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ‘S/Land & Hay’adda cuntada adduunka ee WFP oo Heshiis Taariikhi ah Wada Galay.
January 20, 2015 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) DawladdaJSL iyo Hay’adda cuntada adduunka ee WFP ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan dhanka cuntada,halka sidookalena ay Hay’adda WFP gawaadhi gudoonsiisay xafiiska isku xidhka  raashinka  Somaliland.

COMMENTS
LINKS