Daawo: Muuqaal Ka Turjumaya Faraqa U DHexeeya Wasiir Samaale Iyo Muuse Biixi Qaabka ay Dadka U Qaabilaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Muuqaal Ka Turjumaya Faraqa U DHexeeya Wasiir Samaale Iyo Muuse Biixi Qaabka ay Dadka U Qaabilaan
January 28, 2015 - Written by Editor:

MUUSE IYO SAMAALE
Hargeisa(W.N): Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Mudane; Cabdi Casiis Maxamed Samaale Iyo Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo sida laga warqabo loolan adag oo xaga kursigii ka dhaxeeyo ayaa ah laba shaqsi oo si aad ah u kala duwan islamarkaana aan la isku doorsan karin markaad eegto dabeecadahooda iyo qaabka ay dadka ula dhaqmaan.
hababa waxaa arintaasi u daliil ah muuqaalkan hoose oo cadaynaya inay kala dadnimo wanaagsan yihiin muuqaalkani waa qaabka wasiir samaale iyo muuse biixi ay u kala qaabileen wiil yar oo labadoodaba isla madal kaliya ubax qoorta ugu sudhay habada daawadayaal idinkaa inta ka dhiman macnaysan doonee bal nala daawada muuqaalkan kooban oo ka turjumaya sida ay u kala dadnimo wanaagsan yihiin samaale iyo muuse biixi:

COMMENTS
LINKS