|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Mudaharaad Maanta Ka DHacay Hargeysa Oo Lagaga Soo Horjeedo Aflagaadada Nebi Muxamaed(S.C.W) (+ SAWIRO)
January 20, 2015 - Written by Editor:
sdgCiidamada Ammaanka ayaa markii dambe kala didiyey dhallinyaradan oo badhtamaha suuqa isku urursaday, waxana, wararku sheegayaan in qaarkood la xidhxidhay. Da’yartan ayaa ahayd qaar iskood isku soo abaabulay, waxana ay ku dhawaaqayeen Erayo ka dhan ah kooxaha Aflegaadada wada, dhanka kalena waxay ammaan Huwiyeen Nebi muxamed N.N.K.H. Dhallinyaradan ayaa gubay Calamada Waddama Maraykanka iyo faransiiska, waxana ay tilmaameen in xukuumadda ay waajib ku tahay inay arrimaha Noocaas oo kale ah ka Hadasho. Mudaharaadada lagaga soo horjeedo Aflegaadada Warbaahinta Reer Galbeedku ku hayso Nebi Muxamed scw, ayaa ka dhacay Dalal badan oo muslim ah, waxana Dalalkaasi u badan yihiin dalalka reer Afrika. Related posts:DAAWO; Maxamed Siciid BK Iyo Heesta Cusub Ee"Xidigtii Jacaylka' +Wacdarihii Sanadka Cusub 2016. DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Culimadii Nabadaynta Ujoogtay Ceel afwayn Oo Wacdiyo Diini ah U... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|