DAAWO: Madaxweynaha JSL oo Wajaale Ka Dhagax Dhigay Mashaariic kala duwan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Madaxweynaha JSL oo Wajaale Ka Dhagax Dhigay Mashaariic kala duwan
January 16, 2015 - Written by Editor:

Togwajaale(Wajaalenews);Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu Hogaaminayey ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey Degmada Togwajaale, halkaas oo Madaxweynuhu dhagax dhigay mashaariic kala duwan oo dhanka horumarinta ah.

 

 

COMMENTS
LINKS