Daawo: Maayarka Degmada Tog-Wajaale oo Bilaabay OLole Lagu Rarayo Xabaalaha Magaaladaasi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Maayarka Degmada Tog-Wajaale oo Bilaabay OLole Lagu Rarayo Xabaalaha Magaaladaasi
January 29, 2015 - Written by Editor:

xaashi wajale
Wajaale(W.N): Maayarka Magaalada Tog-Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi ayaa bilaabay olole uu ku banaynayo jidka halbawlaha ah ee dhex mara magaalada wajaale islamarkaana lagu raryo xabaalaha magaaladaasi oo uu jidku kala qaybiyay warkaasi oo faahfaahsan iyo dareenka dadwaynaha reer wajaale halkan hoose ka daawo:

COMMENTS
LINKS