Daawo: Garoon Caalami ah Oo Maanta laga Furay Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Garoon Caalami ah Oo Maanta laga Furay Magaalada Gabiley
January 30, 2015 - Written by Editor:

garoonka
Gabiley(W.N):Maayarka Magaalada Gabiley SHucayb Maxamed Muuse ayaa maanta xadhiga ka jaray garoon kubada cagta ah oo heer caalima ah loo dhisay garoonkan kubada cagta ah oo ah mid gaar loo leeyahay isla markaana hanaan casri ah u dhisan ayaa waxaa hirgaliyay mulkiilaha goroonkaasi Mire cabdiraxmaan muxumed
hadaba halkan hoose ka daawo xafladii xadhiga lagaga jarayay garoonkan casriga ah iyo warkaasi oo faahfaasan:

COMMENTS
LINKS